Maxaa ka jira ciidamada Jabuuti 13 askari looga dilay Weerar ka dhacay..?

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray shalay gelinkii dambe ciidamada Jabuuti oo ka mid ah AMISOM iyo xoogaga Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo ay la socdeen … Continue reading Maxaa ka jira ciidamada Jabuuti 13 askari looga dilay Weerar ka dhacay..?